Injineero Turki ah oo lagu weeraray qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax laga maqlay duhurnimadii maanta duleedka Muqdisho gaar ahaan degaanka Ceelasha Biyaha kaasoo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in lagu weeraray Injineero u dhashay dalka Turkiga oo ku howlan dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. … Continue reading Injineero Turki ah oo lagu weeraray qarax ka dhacay duleedka Muqdisho